Nin hubeesan oo dilay askari katirsan ciidanka Dowlada oo isna lagu dilay Muqdisho

War goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya goordhaw magaalada Muqdisho ku dileen nin hubeesan oo la sheegay in uu wax ka dilay askari katirsan ciidanka dowlada. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in koox hubeesan xaafada Suuq Bacaad ku dileen askari katirsan ciidanka dowlada, waxaana kooxda dilka geesatay eryaday ciidamo … Continue reading Nin hubeesan oo dilay askari katirsan ciidanka Dowlada oo isna lagu dilay Muqdisho